Madaxweynaha Turkiga oo ka hadlay baaritaanka dilka Jamal Khashoggi

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan, ayaa ku tilmaamay arrinta ku saabsan saxafigii la waayey  xilli uu booqanayey qunsuliyadda Sucuudigu ku leeyahay magaalada Istanbuul mid niyad jab ah. Saraakiisha Turkiga ayaa in Jamal Khashoggi  oo ahaa nin dhaliila siyaasada Sacuudiga in lagu dhex dilay dhismaha qunsuliyadda ka dibna meydkiisa la qariyey. Mr. Erdogan ayaa sheegay in … Continue reading Madaxweynaha Turkiga oo ka hadlay baaritaanka dilka Jamal Khashoggi